Tababarkii Guuleystay
Adan Osman Mohamed Wan ku faraxasanahy in uu manta ii so dhamaaday tababar ku saabsan sida loo qora blog oo aan waday mudda bil ah oo ay so xayisiiyeen Somali Public Agenda Xarrunteeda Waxbarashada iyo Horumarinta 27 may 20221, oo an ku guuleystay in an qeyb ka noqda tobobarkaas oo loo baahnaa 15 qof. Ugu horeyntii waxan umahadcelinayaa Allah SW oo ii ogolaaday in aan caafimaad iyo amni aan ku dhameeysta koorasdii aan waday muddada bisha ah. Sidoo kale waxan u umahadcelinayaa dhamaan kooxda Somali Public Agenda oo ugu horeeya agaasime Mahad wasuge iyo Sadik oo ahaa dadkii na hagaaye intii an ku jiray tababarka bishaas.. Waxa igu dhiirigaliye in aan soo codsada barashada koorasadan waxaan aad u daneynaaye in aan noqda qof qoraa ah lehna website aan wax ku daabca taas ayaa igu dhiirgalisay in so codsada koorasadan muhiimka oo an aad u daneynaaye manta Alhamdulillah wan soo gabagabeeyey. Waxaan ka rajeynaaye in aan wax badan ka faa’idi doona sidii aan filaayane wan ka faa’ida